C/llaahi Max’uud Xeyle oo caawa lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu caawa ku dilay Magaalada Muqdisho marxuum Cabdullaahi Max’uud Xeyle oo ka tirsanaa musharaxiintii u tartamay xildhibaanada Baarlamanka Somalia labo sano ka hor. Dilkan ayaa ka dhacay suuq-yaraha Baar Bulsho oo ku dhow taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaasoo aan ka fogeyn madaxtooyada Somalia, sidoo kalena kaabiga ku haya baro … Continue reading C/llaahi Max’uud Xeyle oo caawa lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia